Taar Tv
Taar Tv
  • 1 897
  • 75 479 182

Відео

Wararkii u Danbeeyey Somaliya oo Deked Cusub u balan qaaday Itoobiya & Kulankii Turkiga ee somalilan
Переглядів 27 тис.13 годин тому
Wararkii u Danbeeyey Somaliya oo Deked Cusub u balan qaaday Itoobiya & Kulankii Turkiga ee somalilan
Wararkii u Danbeeyey Kulankii Somaliya & Itoobiya ee Turkiga oo lagu Kala Kacay Somaliland & jabuuti
Переглядів 34 тис.15 годин тому
Wararkii u Danbeeyey Kulankii Somaliya & Itoobiya ee Turkiga oo lagu Kala Kacay Somaliland & jabuuti
Wararkii u Danbeeyey Somaliya oo sheegtay in Khatarta ugu weyn ee Haysataa Tahay Heshiiskii Itoobiya
Переглядів 39 тис.20 годин тому
Wararkii u Danbeeyey Somaliya oo sheegtay in Khatarta ugu weyn ee Haysataa Tahay Heshiiskii Itoobiya
Wararkii u Danbeeyey Itoobiya oo Ka Cadhootay Xogo Been Abuur ah oo laga Baahiyay Heshiiskii bada ee
Переглядів 32 тис.22 години тому
Wararkii u Danbeeyey Itoobiya oo Ka Cadhootay Xogo Been Abuur ah oo laga Baahiyay Heshiiskii bada ee
Wararkii u Danbeeyey Madaxweyne Biixi oo Sheegay in Xoriyadii Ka Luntay 1960 Ay ka Helayaan Itoobiya
Переглядів 31 тис.День тому
Wararkii u Danbeeyey Madaxweyne Biixi oo Sheegay in Xoriyadii Ka Luntay 1960 Ay ka Helayaan Itoobiya
Wararkii u Danbeeyey Dhulmahante oo nabad Ka doonaya Ceerigaabo & dadkii laga xidhay oo la saamaxay
Переглядів 28 тис.День тому
Wararkii u Danbeeyey Dhulmahante oo nabad Ka doonaya Ceerigaabo & dadkii laga xidhay oo la saamaxay
Wararkii u Danbeeyey Khaatumo & Puntland oo Ay ka dhex Tolatay Ciidamo La wareegay Talada Laascanood
Переглядів 31 тис.День тому
Wararkii u Danbeeyey Khaatumo & Puntland oo Ay ka dhex Tolatay Ciidamo La wareegay Talada Laascanood
Wararkii u Danbeeyey Bilayska oo soo bandhigay Eedaha Loo haysto ina Cumar Dool & Cayda u u geystay
Переглядів 34 тис.День тому
Wararkii u Danbeeyey Bilayska oo soo bandhigay Eedaha Loo haysto ina Cumar Dool & Cayda u u geystay
Wararkii u Danbeeyey Somaliya oo Diiday In Somaliland Gudoomiye ka Noqoto Midowga Afrika & Foosiya
Переглядів 32 тис.День тому
Wararkii u Danbeeyey Somaliya oo Diiday In Somaliland Gudoomiye ka Noqoto Midowga Afrika & Foosiya
Wararkii u Danbeeyey Xasan Sheekh oo Jabuuti kala hadlay Heshiiskii Itoobiya & Somaliland ee badacas
Переглядів 39 тис.День тому
Wararkii u Danbeeyey Xasan Sheekh oo Jabuuti kala hadlay Heshiiskii Itoobiya & Somaliland ee badacas
Wararkii u Danbeeyey Siyaasiyiintii somaliland ee Xamar oo isku Qabsaday Qao loo sameeyey firdhiye
Переглядів 32 тис.День тому
Wararkii u Danbeeyey Siyaasiyiintii somaliland ee Xamar oo isku Qabsaday Qao loo sameeyey firdhiye
Wararkii u Danbeeyey Somaliya oo Wefti usoo Diraysa Sool & Mushaharkii ciidamada Ssc oo la bixinayo
Переглядів 32 тис.14 днів тому
Wararkii u Danbeeyey Somaliya oo Wefti usoo Diraysa Sool & Mushaharkii ciidamada Ssc oo la bixinayo
Wararkii u Danbeeyey Soomaaliya oo Kasoo Horjeesatay inay Itoobiya Aqoonsato Somaliland & Hanjabaada
Переглядів 34 тис.14 днів тому
Wararkii u Danbeeyey Soomaaliya oo Kasoo Horjeesatay inay Itoobiya Aqoonsato Somaliland & Hanjabaada
Wararkii u Danbeeyey Somaliland oo Cadaysay Taliska Ciidamada Bada Itoobiya oo ah Lughaya & Bulaxaar
Переглядів 38 тис.14 днів тому
Wararkii u Danbeeyey Somaliland oo Cadaysay Taliska Ciidamada Bada Itoobiya oo ah Lughaya & Bulaxaar
Wararkii u Danbeeyey Qadar oo Somaliland Siinaysa 100 Milyan si ay Uga Laabato Heshiiskii Itoobiya
Переглядів 34 тис.14 днів тому
Wararkii u Danbeeyey Qadar oo Somaliland Siinaysa 100 Milyan si ay Uga Laabato Heshiiskii Itoobiya
Wararkii u Danbeeyey Garaadkii dhulbahante oo sheegay in garxajiskii ay Wateen dagaal kusoo qaadayo
Переглядів 39 тис.14 днів тому
Wararkii u Danbeeyey Garaadkii dhulbahante oo sheegay in garxajiskii ay Wateen dagaal kusoo qaadayo
Wararkii u Danbeeyey Hiilka Beesha sure & Heshiiska Sucuudiga ee macdanta Somaliland oo isku soo bee
Переглядів 36 тис.14 днів тому
Wararkii u Danbeeyey Hiilka Beesha sure & Heshiiska Sucuudiga ee macdanta Somaliland oo isku soo bee
Wararkii u Danbeeyey Gudoomiyaha Ucid oo Sheegay inuu Cirro & Muuse uga roon yahay Somaliland
Переглядів 28 тис.21 день тому
Wararkii u Danbeeyey Gudoomiyaha Ucid oo Sheegay inuu Cirro & Muuse uga roon yahay Somaliland
Wararkii u Danbeeyey Madaxweyne Biixi oo sheegay In Maxkamad lasoo taagi Doono Shuftadii Gacanlibaax
Переглядів 33 тис.21 день тому
Wararkii u Danbeeyey Madaxweyne Biixi oo sheegay In Maxkamad lasoo taagi Doono Shuftadii Gacanlibaax
Wararkii u Danbeeyey Itoobiya oo Saldhigii Ciidan ee somaliland sahan usoo dirtay & Wefti Hargaysa
Переглядів 31 тис.21 день тому
Wararkii u Danbeeyey Itoobiya oo Saldhigii Ciidan ee somaliland sahan usoo dirtay & Wefti Hargaysa
Wararkii u Danbeeyey Somaliya Oo Yeeshay Saldhiga Somaliland Si Ciidamada Itoobiya u joogaan Koonfur
Переглядів 35 тис.21 день тому
Wararkii u Danbeeyey Somaliya Oo Yeeshay Saldhiga Somaliland Si Ciidamada Itoobiya u joogaan Koonfur
Wararkii u Danbeeyey Axmed Shide Gudoonka ururka Barwaaqo & Wefti ka socda Itoobiya oo Somaliland ku
Переглядів 31 тис.21 день тому
Wararkii u Danbeeyey Axmed Shide Gudoonka ururka Barwaaqo & Wefti ka socda Itoobiya oo Somaliland ku
Wararkii u Danbeeyey Gudidii Somaliya u Xulatay Fashilinta Heshiiskii Bada Itoobiya Oo Kala Yaacday
Переглядів 27 тис.21 день тому
Wararkii u Danbeeyey Gudidii Somaliya u Xulatay Fashilinta Heshiiskii Bada Itoobiya Oo Kala Yaacday
Wararkii u Danbeeyey Sansaan Colaadeed oo Ka Jirta Ceerigaabo & Beelaha Deegaanka oo Hubka urursanay
Переглядів 30 тис.28 днів тому
Wararkii u Danbeeyey Sansaan Colaadeed oo Ka Jirta Ceerigaabo & Beelaha Deegaanka oo Hubka urursanay
Wararkii u Danbeeyey Ciidan Samaroon loogu Tababarayo Eriteriya & Somaliland oo Sidii sool u sahasha
Переглядів 30 тис.28 днів тому
Wararkii u Danbeeyey Ciidan Samaroon loogu Tababarayo Eriteriya & Somaliland oo Sidii sool u sahasha
Wararkii u Danbeeyey 10 Dawladood Oo Bisha Juun Ku dhawaaqi Doona Aqoonsiga Somaliland & Itoobiya
Переглядів 42 тис.Місяць тому
Wararkii u Danbeeyey 10 Dawladood Oo Bisha Juun Ku dhawaaqi Doona Aqoonsiga Somaliland & Itoobiya
Wararkii u Danbeeyey Dekeda Berbera oo Kaalinta 2aad ka gashay Dekedaha Ugu wacan Qaarada Afrika
Переглядів 35 тис.Місяць тому
Wararkii u Danbeeyey Dekeda Berbera oo Kaalinta 2aad ka gashay Dekedaha Ugu wacan Qaarada Afrika
Wararkii u Danbeeyey Dagaal & Colaad laga Filayo Ceerigaabo Huwan oo Hanjabaysa & Ciidamada Qaranka
Переглядів 31 тис.Місяць тому
Wararkii u Danbeeyey Dagaal & Colaad laga Filayo Ceerigaabo Huwan oo Hanjabaysa & Ciidamada Qaranka
Wararkii u Danbeeyey Firdhiye oo Dhulmahante usoo jeediyay inay qabsadaan Qorulugud Buqdharkayn& Oog
Переглядів 27 тис.Місяць тому
Wararkii u Danbeeyey Firdhiye oo Dhulmahante usoo jeediyay inay qabsadaan Qorulugud Buqdharkayn& Oog

КОМЕНТАРІ

  • @DaahirXuseenxasan-un4yf
    @DaahirXuseenxasan-un4yf 10 годин тому

    Xaashow baryada jooji caac ayey u eegyey arinkaagu lacagtii aad qaranka kadhac dayna umada usoo celi ayaan dhow ayaa Aakhiro qabanaynaa markaa xisaabta alle way kulushay

  • @user-cu1gz6nm5d
    @user-cu1gz6nm5d 11 годин тому

    ❤❤❤❤❤guul soomaalilaand

  • @AxmedMaxamud-zc4ei
    @AxmedMaxamud-zc4ei 11 годин тому

    Ina xaashooow tuuug gabooibey oo hawadiii iibiyey xamar ka iibiyey adooo ah dhiboutina maxaaad ka iiibisey wax baa jiree waaaar indho adagaa wisheeysugu.

  • @AbdiMohamud-wu9kp
    @AbdiMohamud-wu9kp 11 годин тому

    Warkaa jir taarow

  • @ibrahimmahmoud8860
    @ibrahimmahmoud8860 11 годин тому

    Malaa weey ku sidata gacanta oofwareen ayaad ku baxayso waayo sidad u hadlayso wali caaydiibad nala.daba socpta bari.dhaweed wad soo dhamaysa lakin dirirow hargaysa weeynu u wada bahanay

  • @xasanqawdhan4970
    @xasanqawdhan4970 11 годин тому

    waaryaa munaafaq goormuu oofwareen lahaa "midgaankani muxuu soo doonay"

  • @FaadumoMaxmuud-qu9kh
    @FaadumoMaxmuud-qu9kh 11 годин тому

    Madax waynaha cidii naga khaldan xaqbuu uleeyahay inuu ujawaabo hadaba waxa khaldan oo indho beela kuwa cadawga dhinaca saaraya ee kadaba hadlaya madaxwaynaha

  • @user-sl7cg9zn6t
    @user-sl7cg9zn6t 12 годин тому

    Wax dhagahaygu maqlaan hadalkaasaan ujeclahay

  • @user-vg8pj1hw8r
    @user-vg8pj1hw8r 12 годин тому

    Tuuga tuuga illaahay ku qabay illaahay ayaanu hoos joognaa oo unada kaa qaban illaahay ayaa agoonta iyo masaakiintu kugu reebeen illaahay ayaa ku qaban isha allaahu.

  • @abdirahmanmohamud1635
    @abdirahmanmohamud1635 12 годин тому

    wax dhamaaday majiraan sharciga.waa la horkeenayaa gacan ku dhiiglayaashii.oofwareen.kowda ka ahaa suldaano sharcigooda.naaga hoodaa uga baahan

  • @user-vg8pj1hw8r
    @user-vg8pj1hw8r 12 годин тому

    Jookarkarkoow jahanaba ayaa dambaysa ...illaahay usoo noqo oo soo celi xoolaha umada oo iga saamaxa ku dheh intaan iilka lagu dhigin imikaad dhawday ..

  • @user-vg8pj1hw8r
    @user-vg8pj1hw8r 12 годин тому

    Bal Illaahay Tab iyo Xeelad iyo Jookar baan ahay haka saarto xisaabta yoomal qiiyaamaha dambe.Ina xaashi xoolaha agoonta iyo masaakiinta ..

  • @user-vg8pj1hw8r
    @user-vg8pj1hw8r 12 годин тому

    Xoolihii umada ayuu ku tagri falayaa oo ku wadhwadhay oo hadba hablo cascas maryo cascas ugu soo labisayaa. Ina Xaashi.walee aakhiro nin illaahay ka dambeeyaa tab iyo xerladiis kama saarto xukunka alle iyo xisaabta dambe..

  • @user-vg8pj1hw8r
    @user-vg8pj1hw8r 12 годин тому

    Waar ninkan Inaxaashi ee tuuga ah maxaad dabada uga durbaashisaa beentiisa Taar tv hadaad tahay. Kumaanaan garan niyohow waliba Tab iyo Xeeladle ayaad ula baxday ..waar jooji Qabyaalada oo dhex adigu ahow. TAAR TV.

  • @MaaslaxMaxamed-bj2hc
    @MaaslaxMaxamed-bj2hc 12 годин тому

    Wax laganoqonayo majiran nacabkuwaydalayan somaliland Guuuuuuul ❤❤

  • @user-ul6fn9ie6q
    @user-ul6fn9ie6q 12 годин тому

    Masha allaah illaahay hano barakeeyo dalka iyo dadkaba

  • @suleimanfarahgedi
    @suleimanfarahgedi 12 годин тому

    Iska ciye ayuu noqday ina xaash huwanta ayuu farxad geliyaa halka Faysal Cali Waraabe kanixiyo cadawga marka naacda daabaan leenahay

  • @mohamedabdi3468
    @mohamedabdi3468 12 годин тому

    Hassan shiekh has surrendered on the issue of the MOU between Ethiopia and somaliland. What's the fate of the traitors and puppets party under the payroll of villa somalia called WADANI and the director of jabuti. Who are both in the blacklist of somaliland people and nation ?!!! 😂

  • @kawsaribrahim5517
    @kawsaribrahim5517 13 годин тому

    Waar shut up inxashi it’s not your business keep to your self guul muuse biixi❤ Guul Somaliland ❤

  • @Mohammed-kk1wr
    @Mohammed-kk1wr 13 годин тому

    TUUG xaashi

  • @Mohammed-kk1wr
    @Mohammed-kk1wr 13 годин тому

    UR DOQON

  • @horijoogmedia
    @horijoogmedia 13 годин тому

    Hobyo la wareega marka ma saylac unba ka xarana Ethopia 😂😂😂 caqliga somalia wakaas somaliland aan isku dirno allaw somaliland garab gal oo cadawgooda jabi

  • @Mohammed-kk1wr
    @Mohammed-kk1wr 13 годин тому

    TUUG xaashi

  • @MohammedMuhumed-yb6uh
    @MohammedMuhumed-yb6uh 13 годин тому

    Somali baantuu 😂😂😂bacaac bacaac bacaac bacaac 😂😂😂

  • @user-Axmed
    @user-Axmed 13 годин тому

    Mahadsanid

  • @horijoogmedia
    @horijoogmedia 13 годин тому

    Ninku masha wuu ku dhamaday hadii wuu ku soo jiri laha wuba ku rawlxi laha

  • @horijoogmedia
    @horijoogmedia 13 годин тому

    17 askari oo u adeegayay umada uma qalman sidan waa bahdilid waa in loo qisaasa

  • @horijoogmedia
    @horijoogmedia 13 годин тому

    Askarta la layay uma qalman sidan waa in loo qasasa wixi dhiigaas gaystay

    • @maxamednasteeex4359
      @maxamednasteeex4359 13 годин тому

      Qisaasta waa doorasho magta iyo saamaxaada sadexdaasaa mid uun weeyi markaa haday eheladu Magta doortaan lama qisaasayo ee magtaa laboxinayaa

  • @horijoogmedia
    @horijoogmedia 13 годин тому

    Guul somaliland illahay baa la jira

  • @MaxamuudMaxamed-sm3ub
    @MaxamuudMaxamed-sm3ub 13 годин тому

    Inta rabay wan helay guul abiye axmed guul muuse ❤❤❤

  • @maryamdirie6842
    @maryamdirie6842 13 годин тому

    Geesi Madaxweyne Bixi marku yidhi Ofwaren iyo kuwi la socday wa laso xidhaya

  • @ikraammahmoud790
    @ikraammahmoud790 13 годин тому

    Geesi qaran Guul somaliland

  • @ahmedyuusuf2168
    @ahmedyuusuf2168 13 годин тому

    Kkkkkk ina omar dool Wa qorba jooha naxli iyo caqbyalad qaawani washay Bal maxad u malayn ninka noocaasa dadki madax u yahay

  • @nuurnuuraan8624
    @nuurnuuraan8624 13 годин тому

    Nus Milyon dollar wax wayn bay u qaban meelahay dagaan

  • @princesshawd6859
    @princesshawd6859 13 годин тому

    Somaliland guul iyo gobanimo ❤❤❤

  • @faizaali2889
    @faizaali2889 13 годин тому

    Ilaahay how naxariisto ragaa xaqdatada lagu laayey

  • @engabdihussein7596
    @engabdihussein7596 13 годин тому

    Thanks so much Taar tv, ina xaashow mustawahaaga ku ekow , dowlado is gun og ayaa wada hadlaya , odayeyna uma baahna ,meeshan kuma jirto , ma tihid nin dowladeed( state man ) waxaad tahay nin siyaasada ku shaqeysta,

  • @asiaadaad9727
    @asiaadaad9727 13 годин тому

    Tuug iyo dameer iyo doofarba adiga aha weriye aan isku kalsoonaye oo cuqdadysan war saxafad soo barao xishmadeeda

  • @user-jk3qt4xx3d
    @user-jk3qt4xx3d 13 годин тому

    U8

  • @AhmedMohamed-tn5yg
    @AhmedMohamed-tn5yg 13 годин тому

    Doqonkii ina Xaashi bal maqla

  • @aishabarakalaafikummahadss1670
    @aishabarakalaafikummahadss1670 13 годин тому

    Danbiilayaasha miyaa degdeg loo sii daayaa

  • @abdullahiomarali5241
    @abdullahiomarali5241 13 годин тому

    GARXAJISKU MA SIDAAS BUU U GACAN ADAGYHEY MA WAXOOGAA LACAG AH SANNAD KU QAATEY ILMADERDEY SOW KUWA YIDHA SOMALILAND ANAAGA UGU TIRO BADAN KKKK

  • @user-fd6pn9jg4y
    @user-fd6pn9jg4y 13 годин тому

    Waasax.iimaan.laawe.sasan.sheekh.xabaalahaagii.iska.qodo.dheh

  • @cismaanafgaab3018
    @cismaanafgaab3018 13 годин тому

    Kkkk oo kani waa tabcaane

  • @moabdi3860
    @moabdi3860 13 годин тому

    Too lat adeer they will never get cod reer somaliland faqashta

  • @sidiiqmaxamed-pg6nm
    @sidiiqmaxamed-pg6nm 13 годин тому

    TaarTv Wariye qaaliya wanku salamay Alle haku barakeeyo geesi qaran ❤❤❤ Guul soomalilnd 💚🤍❤️

  • @Voozy12
    @Voozy12 19 годин тому

    REERKA ISAAQ IYO H.JECLO UGU TAARIIKHDA BADAN WAA CUMAR DAAHIR WAA JILIB MUUSE SHEEKH ISXAAQ KASOO DEGAY 13 ODAY ,ABAAN DUULAYASHAA UGU BADDNAANA LAHAA ,WAXA KAMIDA ABAAN DUULA YAASHAA ,MAXAMED NUUR FADAL ,CABDI FADAL XAJI FADAL,MAXAMUUD CALI FADAL, CIGALE DAMEER ,SACIID CAWAD SARDHEEYE, FAARAX LAANJEER, CARAB DHEERE ,JAMAC XAASHI,DHUUNJOOG, TAAGTII KIBIR CIISE TUUR ,MUUSE YUUSUF , INTAASBA GEYIGA H.JECLO DAGTO WAA LAGA GARANAYAA IYO WELIBA INTA KU XEERANBA SIDOO KALE WAXA JIRA KUWO BADAN OO AANAN HALKAN KU XUSIN ALLE DHAANTOOD HA U NAXARIISTO AWOW YAASHAY TAARIIKH AYAY NOOGA TAGEEN

  • @amiinsaleban7908
    @amiinsaleban7908 20 годин тому

    Gumbuur laayay waan maqlay taariikhdaa lkn gaashaanbuur kibirty gumbuurna waa bilaabay